Dowlad layaab ku noqotay Maxaabiis kasoo jeeda Galmudug uu cafiyay Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan cafis Madaxweyne u fidiyay 19-maxbuus oo loo heestay burcad badeednimo, maxaabiistan ayaana xabsi ku jiray mudo 9-sano ah. Dowlada Seychelles ayaa horey xukuno adag oo xabsi ah ugu riday maxaabiistan oo kasoo jeeda deegaanada Galmudug, waxaana maxaabiistan loo soo wareejiyay xabsi kuyaala  Somaliland oo ay ku xirnaayeen mudooyinkii … Continue reading Dowlad layaab ku noqotay Maxaabiis kasoo jeeda Galmudug uu cafiyay Madaxweyne Biixi